Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Gudida Olalaha Doorashooyinka ee Gobalka Maroodijeex

0
62

Khadar.M.Dhako.

 

Hargeysa(Dawan):-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye  Maxamed Kaahin Axmed ayaa magacaabay guddida  Ololaha Dooorashooyinka Xisbiga Kulmiye ee  Gobolka Maroodijeex.

 

 

Guddoomiyaha gudida olalaha doorashooyinka Gobalka Maroodijeex ayaa waxa loo magacaabay Mustafe Qodax halka guddoomiye ku xigeen loo magacaabay  Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid  Soltelco.

 

Waxaana magacyadoodu kala yihiin Sidan.

 

 

Liiska Xubnaha Guddida Ololaha Doorashooyinka Gobolka Maroodijeex

 

1) Mustafe Qodax Guddoomiye

2) C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco)

Guddoomiye Ku-xigeenka laad

3) Xasan Koosaar Muxumed

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad

4) Cabdixakiim Siciid Bustaale

5) Ilyaas Xuseen Jaamac

6) Hodan Axmed C/laahi.

7) Cabdiqadir Muse Taydh

8) Axmed Yuusuf Xanduleh

9) Cabdi Nuur Cabdi

10) Abshir Xasan Xaashi

11) Naasir Ayjeex

12) Yuusuf Siciid Axmed

13) Cabdiraxmaan Cismaan Caalim

14) Cumar-Sayid Cabdilaahi Aaden

15) Maxamed Jaamac Siciid

16) Yuusuf Cismaan Garas

 

17) Saynab Daahir Yuusuf

18) Fadxiya Good

19) Axmed-kayse Ismaaciil Cali

20) Mahdi Cismaan Buuri

21) Cumar Suldaan Maxamuud Goodaad