Caadooyinka Xafladaha Habeenka Mugdiga Ah!

0
56

Magaalada Utqiagvik ee ku taalla cidhifka waqooyi ee Maraykanka gobolka Alaska ayaa muddo 65 habeen ah gudcur joogto ah, oo aan kala goโ€™ lahayn kuwaasi oo aan haba yaraatee arkin Qoraxda.

Wargeyska daily Mail ayaa sheegay in magaaladan uu habeenkeedu uu la mid noqon doono 65 habeen oo gudcur ah, sababtuna waa goobta ay ku taallo. Bilowga xiliyada gudcurka ah ka hor maalintii waxay heli karaan 60 daqiiqo oo cadceed ah,

Ballaca dhulka magaaladan ayaaย  ah 320 mayl waxaana ku nool dad gaadhayaa 4 kun qof, kuwaasi oo la qabsaday habeenada dhaadheer wakhtiyada dayrta iyo jiilaalka. Bulshada magaaladan ayaa u dabbaal dega ย habeenka dheer iyagoo diyaaraiya cunto, waxaana ay ku qaabilaan jawi farxad leh habeenka mugdiga ah ee 65 maalmood aan kala goโ€™a lahayn.