Saamaynta Horumarka Iyo Isku Filaanshaha!

0
33

Dalalka Carabtu waxay shidaalka soo saarayeen muddo ka badan 75 sanadood, welina waa sabool taasina waxa cadaynaya iyadoo dal kasta lagu leeyahay daymo caalamiya. Bulshada dalalkaasi ma wada helaan baahidooda oo dhamaystiran.

Laakiin Khaliifkii Cumar Binu C/casiis (rc) markii uu xukunka muslimiinta la wareegay, waxa ay ย bulshadii noqotay hodan isku filaansho dhaqaale gaadhay. Iyadoo 2 sano iyo 5 bilood markii uu hogaaminta hayay la waayay muslimiin seko qaadata kuwo bixinaya mooyee,ย  markii ay dhaqaale ahaaan isku wada filaadeen

Markii uu waayay qof muslin ah oo baahan oo la siiyo sekeda waxa uu yidhi weedhiisa diiwaanka gashay ee caanka noqotay: โ€œ Ku daadiya Midhaha Qamadida buuraha dusheeda , ilaa la odhan waayo shimbirkaasi wuxu dhulka Muslimiinta uga yimi gaajoโ€. Dadkii Markii ay isku filaadeen ayay xataa xayawaankii daryeeleen oo dhergeiyeen. Haddaba maxaa khaldan wakhtigan. (Safaxaat Mina Taariikh)

 

 

 

ย