Xikmadaha

0
58
  • Wakhtiga iyo hawsha aad qabanayso isu miismaan si aan fashil kugu dhicin
  • Hawsha kugu adkaada quus iyo niyad jab yaanay kugu ridin soco waa marka guusha dhowdahay.
  • Ha isku halayn nasiib adeegso awood iyo karti wixii aad leedahay.
  • Hawlaha muhiimka ah ha yaraysan, wax kasta ka horaysii.
  • Ma jirto waxa aanad wakhti u haynin laakiin waxa jira waxa aanad dan ka lahayn.
  • Ha ku xidhin nolosha dhaqaale , isku dey inaad aad adigu samayn kartid dhaqaale