- Doodu waxay mujisa caqliga qofka, cadhaduna akhlaaqdiisa,
- Hadaad qof la dodo caqligiisa ayaad ogaan, hadaad ka cadhaysiisna akhlaaqdiisa muuqan
- Wixii aad leedahay waad helaysa xataa adigoo daciif ah, wax aanad lahayn ma helaysid xataa adigoo awood leh.
- Qofna ha siin wax uu xaqa u leeyahay wax ka badan, waayo Ubaxa ayaa dhinta haddii biyaha lagu badiyo
- Laabteyda ugama baqo raxan libaaxya ah,ย se dhabarkayga ayaan uga baqaa Ey khaayina.
- Dadka ugu farxada badan noloshu waa dadka wax bixiyaย maaha kuwa qaata
- Samayso Qorshe aad ku socoto noloshaada
- โIsku day inaad noqotid Cad-ceeda , hadaad noqon waydana Isku day inaad noqotid Dayaxa ,hadaad noqon weydana Isku day inaad noqotid xidigaha Laakiin noqo xidiga xidigaha ugu iftiinka badan โโฆ
Dadku waa hanti aan la goyn karayn