Magaalada Santa Maria Valley ee dalka Maraykanka ayaa soo bandhigtay in qofka kasta oo dalxiis ku yimaadda magaaladan la sii doono abaal marin dhan $ 100.
Waxa kale oo uu sheegay Mr. Jenifer Harrson oo dhinac sharciga u qaabilsan magaaladan in qofka soo booqda uuย heli doono laba habeen oo bilaash uu ku seexdo huteelada quruxda badan ee Santa Maria.
Maamulka magaaladan ayaa arrimahan soo bandhigay ka dib markii ay ku yaraadeen dalxiisayaashu, taasi oo uu sababay xanuunka xanuunka corono virusa awgeed.