Dagaalada Cajiibka Ah Ee Yurub Ka Dhacay!

0
97

Dalka Spein iyo Ingiriiska ayuu dhex maray dagaal xoog badan oo socday sagaal sanadood. Dagaalkan oo dhacay sanadkii 1739 waxa sabab u ahaa ka dib markii Dooni u weyday Captankii Jankiskhan oo Ingiriisa ah soo gaadhay xeebta Spain ayay dhegta ka jareen ciidankii Spain.

Dhegta laga jaray Captanka Doonida ee Ingriiska ayaa keentay dhintaan dad aad u fara badan oo aan waxba galabsan kuwaasi muddo 9 sanadood ah cabsi dagaal ku jiray. Waxaana uu ka mid noqday dagaaladii nacasnimada ahaa ee dunida ka dhacay mid ka mid ah.