- Siyaasiga caqliga badani waxa uu sameeya xal muddo dheer shaqeynaya, siyaasiga xumi waxa u sameeya xal u adeegaya keligiis”
- “Siyaasiga ugu wanaagsan ma aha kan ugu hadalka badan, balse waa kan u dhaga nugul shacabka oo fahmaya baahiyahooda.”
- “Noloshu waa sida buug, qof kastaana boggiisa gaar ah ayuu leeyahay.”
- “Waqtiga iyo geerida waa lama lama beddeli karin”
- “Qofka guuleysta maaha kan ugu hami badan, laakiin waa kan ugu adkeysiga badan.”
- “Xumaanta oo lagu xaliyo xumaan maaha xalka, balse waxay sii xumeyneysaa xaaladda.”
- “Mararka qaar waxa aad u baahan tahay si aad u guuleysato waa in aad lumiso si aad wax u barato.”
- “Aqoonta kuma jirto buugaagta keliya, balse waxa ay ku jirtaa fahamka nolosha.”
- “Ha ka werwerin waxa dadka kugu sheegaan, waxaad tahay waxa aad rumeysato.”
- “Waxaa jira saddex shey oo nolosha ugu muhiimsan: caafimaad, farxad, iyo qiyamka.”
- “Siyaasadda waa sida dhismaha, waxay u baahantay qorshe wanaagsan iyo adkaysi aad ku dhisto riyadaada.”
- Amiirka Muslimiinta Cumar Binu Khadab waxa uu yidhi :” marna kama murugoon aamuskayga, laakii marar badan waxaan ka murugooday hadal aan idhi”