- Hoggaamiyuhu waa inuu leeyahay xikmad iyo aqoon si uu u guuleysto.”
- “Marka dawladnimadu ay daciifto, waxa soo baxa kala fogaansho iyo khiaaf gudaha.”
- “Awoodda dawladnimada waa in ay waafaqsantahay xaqiiqda iyo cadaaladda.”
- “Hoggaaminta wanaagsan waxa saldhig u ah ilaalinta danaha bulshada. “
- “Xukunka waxaa lagu guuleystaa marka hogaamiyaha uu fahmo xaqiiqda iyo xeerarka bulshadiisa.
- Qof kasta naxariis kula dhaqan, xataaย naftaada.
- Hadalkaaga ilaali, waxa maqla oo keliya kuwa dhibsanaya
- Si karti leh oo daacad ah u shaqee Sida dayax mugdi ka soo baxay oo iftiin keenay.
- Isbedel oo dhami maaha Koriin sida socod oo dhami aan u ahayn xagga hore
- Noqo sida Dayaxa oo dadku ay kor u eegaan
- Noqo sida dayaxa, dadku madaxood kor u qaadaan si ay u arkaan, ha noqon sida qiiqa kor u kacaya si ay dadku u arkaan.