- “Shaqaaluhu waa tiirarka ugu muhiimsan ee horumarka.”
- “Xidhiidhka wanaagsan ee shaqaaluhu wuxuu horseedaa wada shaqeyn guul leh.”
- “Shaqaalaha wanaagsan wuxuu noqonayaa hogaamiye mustaqbalka.”
- “Shaqada wanaagsan waxay abuurtaa nolol wanaagsan.”
- Xikmad :Awood uma lihid inaad bedesho muuqaalkaaga si aad u noqoto kan dadka ugu quruxda badan laakiin waxaad awood u leedahay inaad bedesho dhaqankaaga si aad u noqoto kan dadka ugu akhlaaqda wanaagsan.
- Xikmad: Shimbiruhu waxay cunaan qudhaanjada, laakiin markay dhimato qudhaanjada ayaa cunta, sidaasi ayay duruufuhu isu bedelaan. Waxa laga yabaa inaad maanta xoog tahay laakiin wakhtigu waa kaa xoog weyn yahay.




















