Goorma Ayuu Miisanka Caqligu Luma!

0
26

Mr.Geronimoย Cardano oo aqoon weyn u lahaa xisaabta waxa ku dhashay dalka Talyaani dhashay bishii September 24, sanadkii 1501, waxa u qayb weyn ka qaatay wakhtigii fufka horumarinta aqoonta gaar ahaanย  Xisaabta, Sayniska qaybihiisa kala duwan, xidigiska ayaa isaguna aad u yaqaanay waxaana uu ahaa mid ka saadalin jiray. Gerolamo waa ninka ku suntan xisaabta itimaalka (Probability).

Maanta, wuxuu caan ku yahay guulaha uu ka gaadhay xisaabta aljabra. Waxaana uu sameeyay nidaamkii ugu horeeyay ee tirooyinka taban ee Yurub, Geronimoย Cardano waxa uu aad u aaminsanaa faalka iyo inuu dadka wax uga sheego mustaqbalka. Maalin ayaa la weydiiyay bal inuu dadka u sheego maalinta uu dhimanayo maadama uu dadka uga waramo mustaqbalka, waxaana uu si fudud u yidhi :โ€ Anigu waxaan dhimanaya maalinta 21 Septemebr , 1576โ€.

Markii la gaadhay maalintaasi isagoo caafimaadkiisu aad wanaagsan yahay ayuu dhintay ka dib markii uu is dilay.ย  Islaamka ayaa xoojisaa miisaanka caqliga Aadamiga, aqoon kasta iyo fikir kasta iyo nolol kasta oo aad u wanaagsan oo aad ku jirta kuma qancayo marka uu qalbigu madhan yahay. ย ย (en.wikipedia.)

ย 

ย 

ย 

ย 

ย 

ย