- Si aad u bedesho Caalamka Bedel habka fikirka naftaada
- Si aad u maamusho nolaashada, wakhtigaaga nidaami
- Nolosha waxa ugu muhiimsan inaad doorto inaad noqoto qof wanaagsan
- Xaqiiqda ayaa ma muhiimsan qiyaasta
- Noloshu waa hal abuur xeel dheer, si aad wax uga barato ka faa’idayso wakhtiga
- Waxgaradku wakhtiga iyo wixii ay qabanayaan ayay isu miismaan si aan fashil ugu dhicin
- Hawsha kugu adkaada quus iyo niyad jab yay kugu ridin soco waa guusha dhow.
- Ha isku halayn nasiib adeegso awoodaada iyo karti wixii aad leedahay.
- Hawlaha muhiimka ha yaraysan, wax kasta ka hor mari.
- Ma jirto waxa aanad haleelin laakiin waxa jira waxa aanad dan ka lahayn.
- Ha ku xidhin nolosha dhaqaale , isku deya inay aad adigu samayn kartid.