Xikmada

0
87
  • Guurka, uma baahna guryo waaweyn, umana baahna alaab qaaliya oo lagu faano, laakiin waxa uu ubaahan yahay, ruux wanaagsan, iyo dhaqan fiican.
  • “Haddi aad dareemayso inay wakastaa lumeen, Ogow in geedaha sanadkasta
  • caleentood ka lunto, hadana ay taagnaadaan oo ay sugaan in maalmo fiicani soo maraan”
  • “Dadka qaar ayaan marnaba ku fahmaynin, ma aha in ay adagtahay in lagu fahmo ama weedhahaaga mugdi ku jiro ee waxaad qof run sheeg, iyaguna waxay u barteen koox metelaya dhalanteedka iyo beenta”
  • Guushu waa go’aanka saxda ah.
  • Sidee loo sameeyaa go’aano saxsan? ‘Khibrada ayaa samaysa’
  • Sidee ayaa khibrad lagu helaa ? ‘Go’aanada qaldan ayaa laga helaa’.