Arriimo kala duwan ayaa ka dhacqay dunida kuwaasi oo saamayn ku yeesha shaqada iyo hawlaha ganacsiga, siyaasadda iyo dhaqankaba. Akhalaaqda iyo dhaqanka fiican ayaa keena isfahamka iyo horumarka ganacsiga iyo shaqada. Sanadkii 2007, Islaanta Maraykanka ah ee Muna Show ayaa tagtay isla markaana gudaha u gashay xafiiska xarunta dhexe ee shirkadda Comcast Internet ooย ka mid ah shirkadaha bixiya adeegga Internetka iyo telefishanka ee dalkaasi.
Islaantan Show aad ayay u cadhaysnayd isla markaana gacanta waxay ku sidatay dubeย waxaana ay la dhacday qalabkii xafiiska yaallay, iyadoo sheegtay inay aad uga xuntahayย adeeg xumada ay macmiilka ku hayso shirkaddani iyadoo halkaasi ku burburisay Computaro iyo qalab kale. Ganacsigaagu wuxu ku xidhan yahay hadba sida aad macmiilka u qanciso,
Madaxda shirkadda midkood ayaa yidhi :โ Mona Shaw may ahayn inay u dhaqanto,ย oo xanaaqeeda cadhada lihi heerkaasi gaadho. Waxaan aaminsanahay inay ahayd inay u yeedhato maamulka oo ay u muujiso xanaaqdeeda halkii ay ka burburisay xafiis iyo hantiโ. Inkasta oo taasi ay haboonayd haddana waxa jira aan xanaaqooda xadaynย Karin.
Rabshaddu waligeed jawaab kama noqonto adeegga-macmiilka ee hooseeya, iyadoo gudbin keliya ay filan tahay.
ย