- Ha sugin in qof kale ubax ku soo gooyo, beero adigu. Bedel nolosha ogow in doonistaada aanu qof kale gacanta ku hayn.
- Waalida macnaheedu waa qofka oo samaynaya wixii uu hore ugu fashilmay isagoo weliba u samaynaya sidii uu hore ugu sameeyay, oo haddana rajaynaya in natiijo tii hore ka duwani uga soo baxdoโ
- Waxa ayaan daran qofkaย tagaan meeshii uu joogay dhowr sano ka hor, dhinac kasta oo nolosha ka mid ahโ โ Waxa wanaagsan in qofku dunida kaga tagto wax muuqdaโ
- Markaad dhalatay waa lagugu eedaamay, mana garanaysid qofka kugu adimay, markaad dhimatana waxa lagugu tukanayaa Salaad aan Eedaan lahayn, mana taqaanid cida kugu tukanaysa, inta u dhaxaysa Eedaanka hore iyo salaadda lagu tukaday ayaad dunida joogtaโ
- Markaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysaโ
- Dawladaha Reer galbeedku inagama caqli badan halka aynu isku dhaafnay waa iyagu waxa ay isgarab taagan kooda fashilma ilaa uu ka guulaysanayo, halka inagu keena guulaysta aynu la dagaalano ilaa inta uu guuldaraysanayo โ Xikmad Carbeed