Gebgebada Kibirka Badan Ee Aadamiga

0
49

Muxu Isu dilay Isagoo Aroos ah?

Bishii April 30 sanadkii 1945, hogaamiyihii Jarmalka Hitler ayaa isugu yeedhay dhamaan madaxda ciidamada ee difaacasay Berlin, si uu waraysto. Waxayna u sheegeen in ciidamadii casaa ee Ruushku aanay ka fogayn gurigan Hitler ee shirku ka socdo oo jiraan 500 mitir.

Magaaladuna ay gacantooda geli doonto intaa aanu gabalku dhicin, waxayna ka codsadeen inuu dagaalku joojiyo.ย  Hitler amusnaan ayuu kaga jawaabay maalnitaasi, waxaan uu xidhay shirka.

 

Wakhtigaasi ayuu Hitelr goostay inuu is dilo isagoo aroos ahaa habeenkii ka horeeyay oo uu guursaday Eva Brown.ย  Maalintaasi waxa wada qadeeyay Hitler , Eva Braown, saraakiishii ciidamada iyo shaqaalihii Xarunta.ย  Wakhtigaasi oo 2:00 duhurnimo, ka dibna Hitlar iyo gabadhiisu waxay galeen qolkoodii.

Markii ay saacadu ahayd 3:00 galabnimo ayaa xubno ka mid ah ilaalada xarunta ay maqleen dhawaaqa rasaasta qolkii Hitler ku jiray.ย  Laakiin rasaastaasi muu maqlayn Auto Ghani oo ahaa ilaaliyah albaabka.ย  Wax yar ka dib waxa qolka isku deyay inay furaan Auto Ganish waxaana uu kala kulmay urย  sun ahย  waxaana ay arkeen maydkii Hitler oo ay ka heleen in rasaasi ku dhacday.ย  Way garteen inuu is dilay laakiin waxay ku heshiin waayeen qaabka uu isu dilay.

Maydka Eva Braown ayaan ka fogayn iyadoo kabsolkaasi suntan ah iyadu isticmaashay laakiin iyada kama muuqan jidhkeed wax rasaas ah. Hilter ayay daโ€™diisu ahayd 56 iyo 10 maalmood halka ay gabadhiisuna ahayd 33 sano.