Kylian Mbappe oo ku guulaystay biladda Gool-dhalinta Champions League ?

0
65

Warbixintan waxay sheegaysaa in xiddiga Kylian Mbappe uu noqday gool-dhaliyaha ugu sarreeya tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkan.

Tani waxay timid kadib markii Paris Saint-Germain ay ku guuleysatay koobka iyadoo rigoodhayaal kaga adkaatay Arsenal kadib barbaro 1-1 ah.

Gooldhaliyeyaasha ugu badan Champions League 2025/26

Kylian Mbappe (Real Madrid) – 15 gool

Harry Kane (Bayern Munich) – 14 gool

Julian Alvarez (Atletico Madrid) – 10 gool

Anthony Gordon (Newcastle United) – 10 gool

Khvicha Kvaratskhelia (PSG) – 10 gool

Erling Haaland (Manchester City) – 8 gool

Ousmane Dembele (PSG) – 8 gool

Luis Diaz (Bayern Munich) – 7 gool

Victor Osimhen (Galatasaray) – 7 gool

Mbappé ayaa hal gool kaga sarreeyay Harry Kane, isagoo sidaas ku hantiyay abaalmarinta gooldhaliyaha ugu sarreeya Champions League xilli ciyaareedkan.