Wararka Dalka Xukuumadda Somaliland oo Amar Hor-leh Dul-dhigtay Ganacsatadda Dalka keenta Daawooyinka By Khadar Maxamed - March 9, 2020 0 606 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Hay’adda dhawrista tayada Somaliland ayaa awaamiir dul-dhigtay ganacsatada dalka keenta daawooyinka. Warqadan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka wargrusja Dawan ayaa waxaa ay u dhigneyd sidan:—