Xukuumadda Somaliland iyo Midowga Yurub oo kala Saxeexday Heshiis

0
462

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland midane Maxamed Kaahin Axmed iyo Midowga Yurub oo kala saxeexday mashruuc dib loogu habaynayo hay’addaha garsoorka iyo booliska Somaliland.

Waxaa heshiiskani wasiirka arrimaha gudaha mudane Maxamed Kaahin Axmed  ku weheliyaan wasiiradda wasaaraddaha  Qorsheynta Qaranka iyo xidhiidhka golayaasha iyo arrimaha Dastuurka isaga oo heshiis ku kacaya todoba malyan oo lacagta Maraykanka ah la saxeexay Safiirka Midowga Yurub Nicholas Berlanga.

Heshiiskani ayaa xoogga saaraya horumarinta arrimaha Amniga , Cadaaladda iyo horumarinta sharciga.

Leave a Reply