VideosWararka Dibeda Daawo: Kiisaska Coronavirus Ee Dalka Kenya Oo Sare U Sii Kacay. By Wargeyska Dawan - March 25, 2020 0 816 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kenya (Dawan)- dawlada Kenya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo la xidhiidha caabuqa coronavirus iyada oo sidoo kale qaadaysa talaabooyin ay ku xakamaynayso cudurkan.