Somaliland oo Dib u Fasaxday Qaadkii

0
933

Hargeysa (Dawan) Guddida ka hortaga xannuunka Covid-19 ayaa shaaca ka qaaday in qaadkii dib loo fasaxay, laga bilaabo maalinta berri ah laga bilaabo.

Waxaana sidan lagu sheegay war qoraala oo ay soo saartay guddidu oo soo gaadhay xafiiska warqabadka mareegta Dawan.

Sawirka warka qoraalka ah ee lagu fasaxay Qaadka

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here