Wararka Dalka War-murtiyeed ka soo baxay Urrurada bulshada rayidka ah ee Somaliland By Khadar Maxamed - June 20, 2020 0 755 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Ururada bulshada rayidka ah ee Somaliland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed ku sahabsan wada hadaladii u dhaxeeyey Somaliland iyo Soomaaliya ee ka dhacay Jabuuti. ugu danbayna waxay si wada jira u soo saareen qodobadani.