Wararka Dalka Somaliland : Ciidanka Dab-damiska oo Xughaye loo magacaabay By Khadar Maxamed - July 2, 2020 0 996 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Taliyaha cidanka Dab-demiska Somaliland, sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili, ayaa xoghayaha guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland u magacaabay Ibraahim Suldaan Xasan Barre