Xafiiska Guddida Covid19 oo kormeer ku sameeyey goobaha waxbarashada

0
594

Guddida heer Qaran ee COVID-19 ayaa kormeer u kuur-gelid iyo xogogaal u noqosho ah ku tagay Dugsiyada Waxbarashada ee Dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Ujeedada kormeerka Guddida COVID-19 wuxuu daarnaa sida ay goobaha Waxbarashadu u dabaqeen hab-raacyada Xanuunka Coronavirus ee loogu tala galay dib u Furitaanka Goobaha Waxbarashada.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=T9YUaeUOYWI&w=560&h=315]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here