Kulanka siyaasadda Warbaahinta oo la soo gabagabeeyey

0
646

Kulankan oo socday muddo laba maalmood ah, ayaa lagu dejiyey siyaasad middaysan oo lagu hago warbaahinta dalka, waxaana soo qabanqaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-gelinta.

Kulankan waxa ka soo qaybgalay dhamaan ururrada Saxaafadda Madaxbanaan iyo suxufiyiin waayo-arag ah.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdinaasir Cumar Jaamac oo gunnaanadkii shirka ka hadlay, ayaa sheegay in qaraar lagu soo saari doono qodobada shirka ka soo baxay.

Halkan ka Daawo:

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ngF0TINBysw]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here