Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay Xeerka Hay’adda Caymiska Qaranka.

0
710

Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay Xeerka Hay’ada Caymiska Qaranka.

Xeerkan ayaa qodob qodob loo ansixiyay, loogana hor akhriyay gadhigii saaka ee golaha wakiillada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here