War cusub oo ka soo Baxay Imtixaanaadka shahaadiga Somaliland

0
1016

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland,  ka dib qorsheyn dheer iyo gorfayn ay la yeelatay dhinacyada ay khusayso waxay soo saartay wareegtadan nuxurkeedu yahay, imtixaanaadka fasallada 4-aad, 8-aad iyo 12-aad ee dugsiyada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here