Wasaaradda Waxbarsharada oo shaqadii ka Joojisay Mid ka mida Masuuliyiinta Wasaaraddaasi.

0
678

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska ee Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay guddoomiyaha waxbarshada gobolka Maroodijeex.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here