Mid kamida Libaaxyadii Cali Waran-cade oo baxsaday iyo digniin loo jeediyey Dadweynaha

0
1029

Ku-xigeenka Duqa Caasimada Hargeysa Cabdicasiis Cagoweyne, ayaa sheegay in uu baxsay mid kamida Libaaxyada uu dhaqdo Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cali Maxamed Warance.

Wararkii u dambeeyey ayaa sheegay in uu hal qof ku cunay gudaha Magaalada.

Cabdicasiis Cagoweyne waxa uu sheegay inay Ciidanka Boolisku ku daba joogaan soo qabashada Libaaxa baxsaday.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaal Maayir ku-xigeenka Hargeysa oo hadlay :

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=zJt9zlNIOKA&w=1020&h=574]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here