Hargeysa (Dawan) Wasaaradda horumarinta maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa soo bandhigtay daahfurka barnaamijka qorshaha horumarinta malinta shanta sano ee 2023-2027 ee wasaaraddaasi.
Waxa barnaamijkani daahfuray agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta maalgashiga Somaliland.
![May be an image of text that says 'Jamhuuriyadda Somaliland WASAARADDA HORUMARINTA MAAL-GASHIGA & WARSHADAHA Republic of Somaliland Ministry of Investment and Industrial Development VALIDATION MEETING FOR FIVE-YEAR STRATEGIC PLAN (2023-2027] MINISTRY OF INVESTMENT AND INDUSTRIAL DEVELOPMEN 08-04-2023 Ministry Conference'](https://scontent.fhga2-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/340113208_1239062163666747_7320465772187004637_n.jpg?_nc_cat=106&ccb=1-7&_nc_sid=730e14&_nc_ohc=xmR_DX_WbhsAX_PiNy9&_nc_ht=scontent.fhga2-1.fna&oh=00_AfBd6kJw6t8AXrv_4OsqjbokZN7WRpSLB3bFFpJdlamwnQ&oe=64362626)






























