Xumaantu Ma Dhisto Mustaqabal!

0
148

Nin weyn ayaa o Wiil Yar waydiiyay su’aasha ah
“Maxaad rabtaa inaad noqoto markaad weynaatid?”

Wiilkii yaraana waxa u uku jawaabay waxaan doonayaa inaan noqdo “ Nin wanaagan”

Ninka Odeyga ah ayaa yidhi:
“Miyaanad rabin inaad noqoto madax, boqoro, ganacsade ama Dhakhtar?”

Wiilka yar ayaa ku jawaabay:
“Haddii aan noqdo nin wanaagsan, waxaan noqon karaa wax walba oo wanaagsan kale.”

Xikmadda: Xumaanta ma dhisto mustaqbal, wanaagga ayaa sees u ah guul kasta  oo la rabo.