Xikmadda Maanta

0
97
  • Xusuusnow in akhlaaqdu ay ka muhiimsan tahay quruxdaada.
  • Waxaad ku celcelin doontaa khaladkii hore haddii aanad waxba ka baran.
  • Xaaladaha adag waxay dhisaan qof xooggan, haddii uu fahmo
  • Kaladaadkaagu waxa uu ku baraya xikmad
  • Saaxiibo badan ayaa ka tagi doona noloshaada, laakiin ogow in noloshu ay weli sii socoto.
  • Haddii aad rabto inaad ku noolaato nolol farxad leh, ku xidh ujeedo, ha ku xidhin dad ama shay.
  • “Haddii aad la fadhiisato jaahiliinta aamus, hadiii aad la fadhiisto culimada amus, maxaa yelay ka jaahilka ah dulqaad ayaa kaga kordhaya, kan cuulimada aqoon ayaa kaga kordhaysa”
  • “Kalsoonidu waa sida qalcadda, dhisitaankeedu wuu adag yahay, laakiin burburinteedu way fududahay”. “Nin xakiim ah ayaa la weydiiyay maxaa ugu qurux badan wixii aad aragtay, waxaana uu ku jawaabay “ Ma arag wax ka qurux badan qof arkay dhamaan ceebahayga oo haddana weli i jecel”