MIDAWGA YURUB OO AMAAH DHAN 300 MILYAN UGU DEEQAY DALKA TUNISIA

0
664

Midowga Yurub ayaa shaaciyay inay dalka Tunisia ay amaahinayaan lacag gaadhaysa 300 milyan oo Euro si loo dhamaystiro barnaamijyada dib uhabaynta dalkaas.
Dhaqaalahan ayaa ah mid la amaahinaayo sanadkan ilaa sanadka danbe si loogu fuliyo mashaariicda dib loogu habaynaayo dalkaas kaabayaashiisa dhaqaale ka dib sanado markii uu meesha ka baxay hogaankii dalkaas muddada soo xukumaayay ee ay la tageen bilawgii duufaanadii ka dhex qarxay dalalka Carabta kaas oo inta badan baabi’iyay kaabayaashii dhaqaalaha.
Waxaa xusid mudan in barnaamijka kaalmada ay soo jeediyeen Guddiga Yurub  horaantii bishii December , 2013
By: Mstafe M Daad
 

Leave a Reply