URURKA MIDAWGA YURUB OO KA FIIRSANAAYA INAY RAADIYAAN WADAMO KALE OO AY RUUSHKA UGA GUURAAN

0
669

Midawga yurub dalalka ku bahoobay ayaa ka fikiraaya suurta galnimada ah inay ka wareegaan gaaskii qaar ka mid ah wadamada Midawgan ku jira uga iman jiray dalka Ruushka. 
Cabsidan ayaa ka danbaysay khilaafka aadka usii murgaaya ee u dhaxeeya wadamada yurub iyo dalka Ruushka muranka ku saabsan rabshdaha ka oogan dalka Ukraine.
Waxaa xusid mudan in dalka Ruushku yahay wadanka ay inta badan dalalka Yurub ku yaala ay ka helaan gaaska laakiin khadka gaaska beebka ah ayaa mara dhulka Ukraine una sii gudbiya dalalka kale ee Yurub.
Xaaladn ayaa ah mid muujinaysa xaalka u dhaxeeya dalalka Yurub iyo Ruushku sida ay usii cakirmayso.
By: Mustafe M Daad

Leave a Reply