Dal Aanay Waxba Ku Lumin

0
763

Dalka Japan ayaa noqday dawladda Caalamka ee aan la diiwaan gelin alaab ama lacag ku lunta meelaha caamka ee bulshadu ku kulanto.
Dadka Japan ayaa caadaystay in haddii uu qofku helo alaab uu u celiyo qofkii ay ka luntay ama uu u dhiibo ciidamada amaanka xataa haddii uu qofkaasi u baahan yahay.
Arintan ayaa Japan ka dhigtay dalka caalamka ee lagu naanayso dalka aanay waxba ku lumin.

Leave a Reply