Sanadkan Iyo Dunida Qaniga Ah

0
583

Daraasad ay soo saareen khubarada dhaqalaaha ayaa cadaysay in dalalka ugu qanisan dunida ay yihiin kuwa ay muwaadiniintoodu helaan isla markaana ay ka kaaftoomaan baahiyahooda:

Warbixitan la soo saaray sanadkan 2014 iyadoo lagu qiimaynayo dakhliga qofka, iyo dakhliga guud ee dalka ayaa cadaysay in Sanadkan 2014 ay noqdeen dawladaha ugu qanisan dunida kuwan soo socda waxayna ukala horeeyaan sida ay liiska ugu kala horeeyaan:

1- Dalka Qadar oo noqday

2- Luxaberg

3- Sangafor

4-  Norway

5- Hongkong

6-  Burunay

7- Maraykanka

8- U.A.E  ( United Arab Emarates)

9- Swiserland

10- Kuwayt.

 

 

Leave a Reply