Adeega Whats App Oo Ay Isticmaalaan 430 Milyan

0
486

Farrimaha la isku diro maalin walba sannadihii ugu danbeeyay Whats app  ayaa kor u kacay taasi oo sabab u tahay kordhka dadka isticmaala mobaylka oo batay.
Dhinaca kale adeegyada arrimaha dadaga ah la isku diro “Instant Messaging” iyaduna kor ayay u kacday adeegdyada ugu fiican dhinacan waa Whats app kaasi oo wararka ugu danbeeyay sheegayso in farrimaha la isku diro adeegan waxay ka badan tahay farrimaha la isku diro iyada la isticmaalayo GSM-ka adduunka oo dhan.
Shirkadda samaysay CEO-ga adeega Whatsapp in ayaa sheegtay in 50 billion oo farrimood la isku diro maalin kasta .

Whatsapp dadka isticmaalaya ayaa lagu qiyaasay inay ka badn yihiin 430 malyuun oo qof taasi ay ka dhigaysa Whatsapp adeega ugu weyn dhinaca farrimaha dagdaga ah.

Leave a Reply