Carruurta Qasa oo ku Noqonaysa Dugsiyadii

0
487

Nus milyan arday ee ku nool  magaalada Qasa ayaa ku noqonaya iskuulada, kadib dagaalkii kontonka maalmood socday ee Israel ay ku qaaday Qasa.
Bilawga iskuulka ayaa dib loo dhigay laba toddobaad sababtoo ah burbur ku yimid laba boqol oo iskuul.
Iskuulo badan oo Qaramada Midoobay ayaa dad badan ay u qaxeen intii uu dagaalka socday. Carruurta qaar ayaa la siinayaa taakulayn dhinaca maskaxda inta aysan bilaaban.

Leave a Reply