Mataanaha Ku DHalanaya Qasa

0
519

Dhakhaatiirta Qasa ayaa cadaysay inay jireen wakhtigii ciidamada Yuhuuda garaacayeen Qasa aya aad u badanayeen dhalashada caruurta mataanaha ahi eek u dhalanayay Isbitaalada.
Dr. Ashraf oo ah dhakhtar qaabilsan dhinac dumarka ayaa cadeeyay ina muwaadinad falastiiniyad ahi ay iyadu riikoodhka jebisay ka dib markii ay mar keliya wada dhashay 4 caruur ah oo mataano isla markaa ay iyadii iyo afartii caruur ahaaba ay caafimaad qabaan.

Leave a Reply