Faa’idada Faytaminada Iyo Cuntooyinka Laga Helo

0
1536

Qofka banii’aadamka ahi wuxu u baahan inuu helo cunto isu dheelitiran oo ay ku jiraan vitamiinska uu maalin kasta u baahan yahay. Qofka oo ay ku yaraadaan Vitamiisnka qaarkood waxa  yaraada difaaciisa jidheed, taasi oo keenaysa inuu iska difaaci kari waayo xanuunada.
Vitamins-ka jidhka ayaa baahi u qaba mana shaqayn karo la’aantood.   Vitamiinska waxa laga helaa cuntooyinka kala uwan oo ay kala ah sidan:
– Khudaarata sida Canbaka, liinta Mooska ama midhaha ay dadku beertaan sida hadhuudhka iyo arabakhida dhamaantood waxa laga helaa vitamins kala duwan oo ay dadku uu baahn yihiin maalin kasat.
– waxa kale oo jira Hilibka oo isna ay ka mid yihiin hilibka kaluunka, kan digaaga iyo dhamaan hilibka xoolaha way leeyihiin vaitamin ay dadku uu baahn yihiin. Qofka muslinka ah waxa u xalaal ah wixii uu Allah u baneeyay ee hilib ah.
– Caanha ayaa iyana ka mid ah markay saafi yihiin kuwa laga helo vaitaminska  Sida caanaha geela, lo’ad iyo kuwa adhigab.
Waxaana sidan cadeeyay oo soo saaray culimda aqoonta u leh cilmiga nafaqada ( Nutritionist), , kuwaasi oo sid cad u sheegay in xanuuniada khatart ay ka dhasahan nafaqad darad ku hacda qofka (Malnutrition).
Faytaminsku waxa kale oo ay qaarkood difaacaan xanuuni ku dhic laha jidhka iyo lafaha sia Vitan D oo ka difaaca xanuunka gabwg lafa (Rickets).

Leave a Reply