Quful Casriya Oo Mobilka La Shaqaynaya

0
457

Qufuladii mafaatiixada loo adeegsan jiray ayaa noqonaysa wax laga tegay oo wakhtigoodu dhamaaday, ka dib markii shirkadda Fuz Designs, ay curiyeen qufulo cusub oo casri ah, ku shaqaynaya habka Bluethoothka.
Sida la cadeeyay qufulkani waxa kale oo qaban doonaa hawlo kala duwan oo kale iyadoo la adeegsanayo telefoonkaaga gacanta. Qufulkan waxa u suurtagelinaya inuu furmo iyagoo la istcmaalayo lana adegsanayo codsiga Android, IP ama amarada qufulka ee shirakada adeega bixisay (Fuz Designs).

Miisaanka qufulkan ayaa ka badnayn 227 Gr. Qufulkan Waxa lagu xidhan karaa baaskiiladaha, kabadhada waxaanu leeyahay Battery muddo dheer  shaqaynaya.

Leave a Reply