Todoba Tuugo Oo La Diiwaan Geliyay Caalamka

0
465

Tuugada caalamka ka dhacday ee ugu yaabka badan waxa ka mid ah in sanadkii 2008-kii Decemebr ay koox tuug oo ka kooban 4 nin ay ku keceen mid ka mid ah tuugada ugu caansan ee yaab gelisay booliiska magaalada Parise.. Tuugtan oo xidhnayd dharka dumarka waxay galeen dukaamada dahabka lagu iibiyo kuwa ugu taajirsan iyagoo sidaas uga jeeday inay helaan lacag xad dhaaf ah.
Tuugtan oo si fudud u galay Waxay dheceen xoolo gaadhaya 108 malyuun oo doler , isla markaana waxay qaateen dhagaxan qaali iyo dahabkii halkaasi yaalay.  Kooxdani waxay ka tegeen xarunta dahabka lagu iibiyo iyagoon aany ogaan Booliisku lamina hayo ilaa maanta.

Leave a Reply