Gawaadhida BMW Ee Aanay Rasaastu Karin

0
739

Shirkadda soo saarta baabuurta BMW ee Jaramalka ah ayaa bishan ku soo bandhigtay gaadhi gaashamaan oo cusub ayna ugu talo gashay in aanay Karin rasaasta AK iyo noocyo badan oo hubka ka mid ah Macaradkeeda ku yaal dalka Ruushka. Waana gaadhi mishiinkiisu awood badan yahay. Gaadhigan oo ka mid ah baabuurta raaxada ayaa hore u ahaa mid ay rasaasta iyo noocyo badan hubka eek ala duwani mid u bandhigan.

Leave a Reply