Shaqada Ugu Halista Badan Dunida

0
487

Jeemis Harison oo u dhashay dalka Maraykanka da’adiisun tahay 55  sano, ayaa lagu tirayay inuu yahay ninka haya shaqada u khatarta badan dunida isaga iyo gabadhiisa Kiritiina oo da’adeedu tahay 37 sano.  Shaqadan halista badan waxay ku dhex sameeyaan gurigooda dhexdiisa.
Shaqadan halista oo ah inay soo qabtaan Masaska ka dibna ay ka saaraan xididka, iyagoo marka danbena lacag aad u qaaliya ka siiyaa suuqyada.  Shaqadan  khatarta badan ayay dad badani la yaaban yihiin sida ay labadan qof  u aamineen ugana dhigteen shaqadooda joogtada ah.

Leave a Reply