Dhismhii Ugu Horeeyay Dunida Ee Laga Sameeyo Daabacadda 3D

0
492

Enginerka Andaria Rodinko oo Maraykan ah, ayaa ku guulaystay inuu sameeyo guri dhamaystiran, isagoo adeegsanaya qaabka daabacadda 3D. Gurigaasi oo aad u qurux badan ayaa soo jiitay bulshada dalka Maraykanka, waxayna keentay inay dad badani usoo daawasho tagaan gurigan lagu diyaarayay daabacadda 3 D. Dhismahan ayaa ku qaatay muddo afar bilood ah inuu ku dhamaystiro. Markii Engineerku ku baahiyay Interntka ayay dad badan oo dalxiisayaal ahi usoo daawsho tagaan maalin kasta dhismahan.
 

Leave a Reply