100 Sano Ka Dib Ayay Gabadh Dhaleen

0
443

Dalka ingriiska waxa ka dhacay farxad iyo dabaal deg ay samayasay Caa’ilad dalkaasi u dhalatay, ka dib markii ay u dhalatay gabadhii muddo dhan 100 sanno,  oo ah in ka badan afar fac oo kala danbeeyay oo ka tirsan qoyskaasi. Warbixintan ayaa cadaysay in dhamaan xubnaha qoyskani ay dhamaantood dhali jireen wiilal mudadaasi dheer.  Aabaha inanta dhalay  Jeremy Silverton iyo xaaskiisa Daniela ayaa iyagu jebay  arintaasi. Xubnaha qoyskan ayaa gabadh u dhalata oo ku sooo biirta ay ugu danbaysay 1913 oo haatan laha joogo 101. Hooyada dhashay ilmahan yare e gabadha, Deniela ayaa sheegtay in markii loo sheegay inay gabadh caloosha ku sido aanay rumaysan una qaadatay khurafaad, waxayna sugaysay ilaa wakhtiga dhalasheeda oo taasi rumawday.   (Wargeyska Alyoum 26/09/2014).

Leave a Reply