Kaneeco Weerar Ku Qaaday Ruushka

0
458

Waxay noqotay arrin yaab leh, markii magaalo ku taalla dalka Ruushka ay  Kaneeco aad u fara badani  hawada ka qarisay.  Kaneecadan ayaa keentay in aanay dadka magaaladu ka soo bixin guryahooda.     Waxayn dawaladda ku qasabatay inay qaado talaabooyin ay kaneecdan ku baabiiyaan. Kaneecda oo ah keenta xanuunka Malaariyada ayay dadku ka baqeen inay guryaha ka baxaan.  Sababta keentay kaneecadan malaayiinka ah ayaa lagu sheegay inay tahay magaaladan oo u dhaw mid ka mid ah harawooyinka ugu waaweyn dalka Ruushka. Wakhtiga ay sidan oo kale isugu soo baxado kaneecadu ayaa lagu sheegay in loo yaqaan wakhtiga guurka kaneecada.

Leave a Reply