Jaarka Xun Iyo Wadno Xanuunka Oo Lamaane Ah

0
459

Daraasad cilmi ah oo lagu daabacay Bogga Internetka ee CNN (Maraykanka) ayaa cadaysay in Jaarka wanaagsani ee kaalmeeya, kana war haya dadka la jaarka uu saamayn togan oo xagga caafimaadka iyo niyadda ahba ku yeesho dada la jaarka ah.
Cilmi baadhayaasha oo daba socday daraasad ay hore oo lagu daabacay wargeyska Community health ayaa iyaguna arinkaasi ku raacay. Wargeyska Community health ayaa isagu qoray in in ka badan 5 kun oo dad waayeel ahi oo aan haysan jaar fiican ay ka cabanayaan xanuunad wadnaha iyo werwerka nafta. Halka kuwo la mid ah oo helay jaar kaalmeeya isla markaana caawiya oo ka warhayaa ay yihiin kuwo aad uga nabad galay xanuunada wadana xanuunka iyo werwerka.
Xadiis : Ruuslka (scw)” Qoka Rumeeyay Allah iyo Maalinta Qiyaame ha sharfo jaarkiisa” Xadiis Mutafiq.

Leave a Reply