Kabo Qofka Xidhan Hagaya

0
568

Badhtamaha Sanadkan aayaa la shaaciyay in la soo saarayo kabo loo bixiyay kabaha caqliga badan. Kabahan ayaa la shaqaynaya sataliteka waxayna qofka xidhan u sheegayaan hadba halka uu marayo. Iyagoo dariiqa uu doonayana ku hagi doona.
Arrinkan ayaa la ogaaday  ka dib markii shirkad kabaha samaysaa Sandakan 2014, ay ku soo bandhigeen internetka xayaysiiska ah (Smart shoes will soon tell where to go) oo ah kabaha caqliga badani waxay si dhakhkso ah kugu sheegi doonaan halka aad tegayso, iyo sawirka kabaha.
Rasuulkuna (scw) wuxu xadiiskiisu ahaa : :
“Waxaan ku dhaartay Allaha ay naftaydu gacantiisa ku jirtee, saacadda Qiyaame dhici mayso ilaa uu ninku la hadalo kabihiisa” Ibnu Xaban.

Leave a Reply