Kabaheeda Ayaa Shilka Geliyay

0
385

Dalka Imaaraadka Carabta Gabadh wadatay gaadhi Range Rover ayaa shil ku gashay dukaan iibinayay alaabooyink la isku qurxiyo oo loo samaynayay xafaladii furitaanka.
Dukaanka waxa iska lahaa gabadha gaadhiga wadatay. Sida ay daabacday wargeyska Arab News shilka waxa keenay  kabaha ay xidhnayd gabadhu oo loowerakii (saliidda)  gaadhiga ku dhegay markii ay doonaysay inay  gaadhiga dhigto meel ay baaburt safnaayeen oo parking ahayd.  Booliiska ayaa sheegay inay shilkan gashay iyadoon u kasin.   (Arab News).
 

Leave a Reply